Sept 02, 2006
Manhaj cusub oo loo
samaynayo waxbarashada deegaanada Puntland.Halkan
Riix.
Sept 02, 2006
(AP)Maxkamadaha iyo Dowlada oo la filayo inay
kawada hadlaan siyaalaha heshiis u dhexmari karo.
Halkan Riix.
July 28, 2006:
I
am sending my condolences to the family of Abdalla Deerow Isaaq; As
somali nation, we have lost a great leader, and we hope to bring the
murderers before the justice.
Nasir Osman
Wasiirka Dastuurka Xukuumada Fkmg ee
Soomaaliya oo maanta lagu dilay bartamaha Magaalada Baydhabo
Halkan Riix.
July 22, 2006:
Ururka isku magacaaba Maxkamadaha ee Reer
Muqidshu oo aaminaadii shacabku kusii yaraanayso.Halkan
Riix.
July 03, 2006:Madaxdadii
dawladaha Afrika ayaa ogolaaday in la keeno somalia ciidamo shisheeye,
lana wada hadalsiiyo maxkamadaha iyo iyaga.
waxay kaloo sheegeen in ay gudi u diri
doonaan soomaliya.
July 03, 2006:Raisal
Wasaare Geedi oo si kulul uga jawaabay hadalkii Hogaamiyaha ururka
argagaxisada Mr. Usama Bin Laden.Halkan
Riix.
June 17, 2006 (Baydhabo):Madaxweyne
Cabdulahi Yusuf ayaa uga digay Maxaakiimta in ay sii wadaan Boobka iyo
dhaca ay ku hayaan Degmada Jowhar iyo degaanada Ka baxsan muqdishu.Halkan
Riix.
June 12, 2006;
(Baido),
Baarlamaanka
Somaliya ayaa Maanta u balansan in ay ka doodaan qodobo ay ka mid yihiin
in dalka la keeno "Ciidamo shisheeye"Halkan
Riix.
June 6th, 2006;
(Muqdishu);"Mudulood
Baan Daafici Jiray, oo Waxa ay ii diraan baan Qaban, iyagaana talada la
wadaagaa"!!! By Muuse Suudi !.
Halkan Riix.
June 6th, 2006;
(Muqdishu);

Beesha Mudulood ayaa sheegtay in
Duulaan ay ku soo qaadeen Beesha Ceyr ee Habar-Gidir.
Halkan Riix.
June 6th, 2006;
(Baydhabo); Madaxweynaha Soomaliya, Hon: Abdulahi Yusuf ayaa aqbalay
xukun ka qaadista, Wasiiradii ku xadgudbay Qaranimada Somaliya.Halkan
Riix.
Cagtii
Fariisan weydaa, Mar bay Ceeb lakulantaa!!!
Maanta Mohamed Qanyare Afrax, Waa Fakad, Hub iyo Ciidan wuxuu lahaana
waa lala wareegay. Halkan Riix.
May 23, 2006:
Garaad Jaamac Garaad Cali, oo la hadlay
Saxaafada Gobolka Sool.
Halkan Riix.
May 16, 2006: (Baydhabo).
Wasiirada Mooryaanta noqday, oo uu ka mid yahay, Qanyare, iyo Muuse
Suudi oo xilka laga qaadayo.
Halkan Riix.
May 16, 2006:
Muqdisha wax dagaal ahi
kama dhicin labo cisho hadda. kadib, dagaalkii mudada (7) todobada cisho
ka dib.
Halkan Riix.
April 26, 2006
Gobolada
Puntland iyo Koonfurta Soomaliya oo Roobab Fara Badan ka da'een..
Halkan Riix.
April 14th, 2006
Danbiilayaasha
sababa Nabad Gelyo xumada ka jirta Soomaliya oo Maxkamad loo
qalqaalinayo.
Halkan Riix.
March 24 2006
Dagaalo Ba'an ayaa ka socda
Caasimadii Hore ee Soomaliya.
Halkan Riix.
Feb 27, 2006
Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya, Mudane,
Shariif Hassan ayaa ku dhawaaqay 7 cisho oo fasax ah,
Halkan Riix.
Shir lagu taaageeray Mr. Yusuf abdi Ali Tuke
iyo Marwadiisa Intisaar Khaliif.
Halkan Riix.
Feb 25, 2006

Madaxweynaha Soomaliya, Cabdulahi Yusuf iyo
Xildhibaano kor u dhaafay 220 xildhibaan ayaa isugu tagay Magaalada
Baydhabo, ee Gobolka Bay.
Halkan Riix.
Feb 24, 2006
Abaabulka dagaalada Yamaarugley iyo
Jaaliyada reer Columbus oo
lacago aad u tiro badan u urruurinaysa dagaalkaas.
Halkan Riix.
Daweynaha
Reer Laascaanood iyo Puntland oo lacago Deeq ah u uruuriyey dadka
abaaruhu ku heystaan Gobolka Gedo.
Halkan Riix.
Feb, 21, 2006
Dagaalo kharraar ayaa maanta iyo shalay ka
socda magaalada Muqdishu. dagaaladan oo ay iska soo horjeedaan kooxo
magacyo cusub labaxay laakiin ah, dagaal oogayaashii dadka leyn jiray.
Halkan Riix.
Feb, 10, 2006
| Inaa
Lilaahi Wa inaa Ileyhi Raajicuun Geeri Naxdil Leh |
|

(Marxuum Garaad CabdiQani Garaad Jaamac). |
|
Dhamaan Bahweynta Idaacada Qaran Radio waxaan
Tacsi u diraynaa dhamaan Qoyska iyo tolka guud, anagoo ka tiiraanyeysan
geerida ku timid <