Tahliil waa ragii asaaska u dhigay Qaran Radio oo loo aqoon jiray Codka beesha Somalida Atlanta waxaana la asaasay sanadkii 1998. Waxaad kala xiriiri kartaa email ah. qaran@qaranradio.com ama waxaad ka waci kartaa 404-294-6440 .

Ibrahim is the technical directer as well as the Webmaster of QaranRadio.com. He joined the team 1998. He is a graduate from DeVry Univeristy in Atlanta, majored in (IT). At high school, Ibrahim graduated from Marina High School (C/Aziz District) in Mogadisho. Ibrahim lives and works in Dekalb County. He can be reached @ iabubakar@hotmail.com

Ciise wuxuu Qaran Radio oo loo aqoon jiray Codka beesha Somalida ku soobiiray sanadkii 1998.

(M.Hassan).Mr Dhalac wuxuu Qaran Radio oo loo aqoon jiray Codka beesha Somalida ku soobiiray sanadkii 1998.

Asad Cadaani Ibrahim is the the producer of Qaran Radio in Las-anod Somalia. His Program broadcasts every sunday at 6pm-6:30pm. Asad is experienced producer/reporter, he is also a well known journalist in Las-anod.He has been member since 2005

Ibrahim wuxuu ka tirsanaa jiray wariyayaashii ka shaqayn jiray radio Muqdishu, Somalia wuxuuna ka mid ahaa ardadii ka qalin jabisay kulyadda Saxaafadda wuxuuna Qaranradio ku soobiiray sanadka 2003 wuxunna deggen yahay Clarkston, GA USA

Abdisalaan wuxuu Qaran Radio oo loo aqoon jiray Codka beesha Somalida ku soobiiray sanadkii 1998.